1.Rumeyso ama harumeysan akhristow in dalka ugu dadka badan qaarada Africa uu yahay dalka Nigeria ayna ku nool yihiin dadka badan 150 million.
2.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in dalka ugu muslimiin badan dunida uu yahay dalka Indonesia.
3.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in dalka Uganda laga cuno ayaxa.
4.Rumeyso ama ha rumeysanakhristow in dalka ugu qaarada yurub uu yahay dalka Russia.
5.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in libaaxa uu maalinkii nasto inka badan 15 saacadood.
6.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in ciyaaryahanka ugu xirfada badan horyaalka ingiriiska uu yahay eden hazard oo u dhashey dalka belguim.
7.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in kooxda arsenal aysan wax koob ah ku guuleysan mudo 10 sano ah koobkii ugu dambeeyey oo ay qaadeen uu ahaa fa cupkii 2005 ay ka qaadeen Manchester united.
8.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in haweenka ay ka dhagar badan yihiin raga.
9.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in dalka soomaaliya uu dowlad la aan yahay in ku dhow nus qarni.
10.Rumeyso am ha rumeysan akhristow in labada dal ee Africa ee aan waligood la gumeysan ay kala yihiin dalalka Ethiopia iyo Liberia.
waxaa qorey:mowlid c/rashiid
email;saakow143@gmail.com