Ma ogtahay?

1.Ma ogtahay akhristow in gaari gacankii ugu horeeyey dunida lagu sameeyey dalka china ama shiinaha .

2.Ma ogtahay kahristow in Leonardo Davinci uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee ogaado maqaska.

3.Ma ogtahay akhristow in yaxaaska uusan dhaq dhaqaajin karin carabkiisa.

4.Ma ogtahay akhristow in nibiriga uusan gadaal gadaal u dabaalan karin.

5.Ma ogtahay akhristow in gerigu uusan qufaci karin.

6.Ma ogtahay akhristow in libaaxa uusan qeylin karin ilaa uu ka gaaro 10 sano.

7.Ma ogtahay akhristow in magaalada New york ay aheyd caasimadii ugu horeysey dalka mareykanka.

8.Ma ogtahay akhristow in cayaaryahan Lionel Messi uu yahay cayaaryankii ugu horeeyey ee ku guuleysto 4 mar oo isku xigta cayaaryahanka ugu fiican dunida ee loo yawaano(ballon d’or).

9.Ma ogtahay akhristow in filimkii ugu horeeyey ee uu jilo James bond lagu magacaabi jorey”Dr-no”.

10.Ma ogtahay akhristow in ereyga”STRENGTHS” uu yahay ereyga ugu dheer ee luuqada Englishka ee kaliya leh hal shaqal.

11.Ma ogtahay akhristow in xayawaanka jirjiroolaha uu carabkiisa labo jibaar ka dheer yahay jirkiisa.

12.Ma ogtahay akhrostow in geriga iyo dooliga ama jiirka ay joogi karaan biyo la aan inka badan geela.

13.Ma ogtahay akhristow in qofka bini aadamka uu maalinkii neefsado in abadan 23,000 mar.

14.Ma ogtahay akhristow in inta nbadan shimbiraha ay cunaan maalintii inka badan labo jibaar culeyska jirkooda.

15.Ma ogtahay akhristow in xayawaanka maroodiga uu yahay naasleyda kaliya ee aan boodi karin.

16.Ma ogtahay akhristow in afar erey oo keli ah oo ka tirsan luuqada englishka ay ku dhamaadaan”dous” ayna kala yihiin (hazardous,horrendous,stupendous, iyo tremendous.

waxaa qorey: Mowliid c/rashiid axmed.

email:saakow143@gmail.com

Xagee laga heystaa dalkeena Soomaaliya?

asc dhamaan umada soomaaliyeed meel walba oo ay dunifa ka joogaan.

Waxaan jecleystey in aan idinla wadaago fikirkeyga ku aadan meesha nalaga heysto ama aan isleeyahay in uu khalad ka jiro.

Soomaaliya waa dalka kaliya oo aan laheyn dowlad dhexe marka loo eego dunida inteeda kale, isla markaana ah dal inbadan uu ka jirey gadaal sokeeye ha ahaado m id ku saleysan qabyaalad ama diin,shacabkiisuna inbadan ay ku jireen nolol aad u xun iyo dhibaatooyin aan halkaa lagu soo koobi karin.

Markaan inbadan qiimeeyey xaalada dalkeena ka jirto iyo dunida inteeda kale waxaan xitaa ku fikirey in soomaaliya iyo dunida inteeda kale ku kala nool yihiin labo adduun oo kala duwan sababta aan ugu maleeyey waxey tahay sida wadamadaas au ugu firfircoon yihiin horumarka dalkooda iyo dadkooda iyo sida aan anaga ugu fikireyno dhagar, xumaato aan umaleegeyno shacabkeena masaakiinta ah.

Marka ka qoraa ahaan waxaan isleeyahay waxaa jiro khaladaad fara badan oo aan sameyneyno iyo dembiyo aan geysabeyno oo aan aaminsanahay haddii aan la sixin in dhibkaan aan laga baxeynin.

Soomaaliya waxey aheyd dal sumcad,xushmad iyo qadarin ku leh dunida inteeda kale, soomaaliya waxey ka mid aheyd dalalka ugu horumarsan wadamada qaarada africa laakiin sumcadii iyo magacii aan ku laheyn dunida waxaa layaab leh in aan anaga burburino oo aan waliba gacmaheena ku burburino dunida ay raali ka aheyd danahey doonaan haka lahaadeen dalka soomaaliya.

Marka aan usoo laabto dulucda qoraalkeyga waxaan rabaa in aan hal ama labo ka iraahdo waxyaabaha naga khaldan oo aan isleeyahay waxey ubaahan yihiin in la saxo ee akhristow aragaaga i amaahi adigoo mahadsan.

Marka hore khaladka ugu weyn waxaan ka galney allaah swc maxaa yeeley waxaan ku caasiney kitaabkiisa oo aan ka leexaney waxa uu nafarey oo ah in aan xumaanto reebno samaantana farno laakiin dadka soomaaliyeed waxey qaadeen wadada xun oo ah in xumaanta la faafiyo marka khaladka aan allaah swc ka galney ayaa gundhig u ah burburka soomaaliya.Waxaa jiro labao shey oo aan isleeyahay waaa waxa nagu sii hogaaminaayo mugdiga noona diidan in aan markale lugaheena isku taagno soona ceshano sharafkii iyo magacii aan ku laheyn  dunida iskana badalno sharaf darada iyo magac xumada nagu habsatey noona horseedey in aan wax laqeybsan weyno asaageena kana takooranno dunida inteeda kale.

Labada qodob ee aan isleeyahay waa gundhiga burburka dalkeena soomaaliya waxey kala yihiin.

1)Qabyaalad.

Sida qof waliba oo soomaali ah uu ka warqabo dhibaatada ugu weyn ee ku habsatey dalkeena waxaa sabab u ah qabyaalada oo aan ku kala qeybsaney, isku dilney,isla markaana xumaan walba aan drteeda u sameyney isla markaana naga hor istaagtey wax walba oo wanaag ah, horumar ah oo aan ku tiigsan laheyn in aan kula tartano asaageena.

Qabyaalada waxey noo noqotey shey aan u laabano marka ay dhibaato na qabsato isla markaana iskula dirirno oo aan isku leyno waxaa wax lala yaabo ah in anagoo allaah uu nasiiyey kitaab koobayo wax walba oo waliba ay ku qoran tahay xalka dhibaatada nagu habsatey in aan inkirno waliba anagoo ah dad islaam ah una cararno qabyaalad iyo qurunkeeda.

Waxaan usoo joogey dhacdooyin amakaag leh oo aan filayo in qof damiir leh uusan sameyn karin qabyaalada waxey naga dhigtey kuwa ka indhola xaqa iyo cadaalada tusaale, haddii uu qof wax dilo dembigaas uu geystey halkii lagu qaadi lahaa waxaa la yaab leh in odayaashii gacan ku dhiig laha ay saftaan oo ay af iyo adinba ku difaacaan taas oo ay ka dhalatey fitno fara badan.

Waxaan aaminsanahay in qabyaalada aytahay mida uhu horeysa oo na dhigtey meesha aan taaganahay noona horseedey sumcad darada nagau habsatey oo ilaa iyo hada aan garan la nahay in aan ka waantowno ka qoraa ahaan haddii qabyaalada ay ahaan laheyd qof nini aadam ah aniga ayaa igi horeyn lahaa qof toogto sababtoo ah ciilka aan u qabo ayaa badan.

2)Cadaalad daro.

Sisa uu qof waliba la socdo cadaalada waa gundhiga horumar walba, iyo wanaag walba haddii aysan cadaalada jirin nolol majirto qofka bini aadamka ah waxa uu u baahan yahay in uu helo cadaalad, haddii uusan helin noloshiisa noloshiisa mugdi ayey galeysaa.

Dalka soomaaliya qodobka labaad oo ay fahmi waayeen in ay ku dhaqmaan waa cadaalad oo markii aan ka soo horjeesaney aan noqoney kuwa magax xumo iyo horumar la aan ku habsatey waxa awax lala yaabo ah in cadaalada ay ka tahay soomaaliya wax xun  oo dagaal lagula jiro cadaalada waxa ay shacabka dhexdiisa ka noqotey dambiile ama wax xun oo qofkii afkiisa lafa maqlo lagu qoslaayo.

Cadaalad darada waxey gaartey heer dastuurkeena lagu qoro oo la leeyahay waa sharci, tusaale waxaa kuugu filan in la leeyahay beel ayaa bar ah ama waxa ay ugu yeeraan(.5) waxaas waa cadaalad daro beelaha soomaaliya waa walaalo waa ay siman yihiin majirto beel beel ka sumcad fiican majirto beel beel ka liidato marka hore shacabka inta lagaarin dowladda waa in ay sameysaa cadalaad waa in lasmeeyaa sinaan beelaha dhexdooda ah, markaad kadib cadaalada waa ay ku faafeysaa bulshada dhexdeeda, laakiin inta dowladda oo ah hormuudka bulshada ay leedahay beel ayaa sareyso ama beel ayaa beel ka liidato cadaalad darada soomaaliya kama dhamaaneyso, soomaaliyana waxey kaga bixi kartaa dhibaatada in la helo cadaalad iyo sinaan bulshada dhexdeeda ah.

Geba gebadii qormadeyda umada soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay ka waan toobaan qabyaalada ayna eegaan dhibaatadii ay noo geysatey oo ay noo noqoto cashar xumaatadii ay dhexdeena ku abuurtey,sidoo kale waxaan ku boorinayaa in laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa cadaalad ka hirgasho dalkeena, waxaan leeyahay aan u laabano kitaabka allaah iyo sunada nebigeena muxamed(csw) haddii intaas nalaga helo insha allaah dib ayaan usoo ceshan doonaa sumcadeenii iy sharafteenii aan ku lahaan jirney dunida.

waxaa qorey:Mowliid c/rashiid  axmed.

email:saakow143@gmail.com

 

Aside

Rumeyso ama ha rumeysan

Tags

, ,

1.Rumeyso ama harumeysan akhristow in dalka ugu dadka badan qaarada Africa uu yahay dalka Nigeria ayna ku nool yihiin dadka badan 150 million.

2.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in dalka ugu muslimiin badan dunida uu yahay dalka Indonesia.

3.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in dalka Uganda laga cuno ayaxa.

4.Rumeyso ama ha rumeysanakhristow  in dalka ugu qaarada yurub uu yahay dalka Russia.

5.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in libaaxa uu maalinkii nasto inka badan 15 saacadood.

6.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow  in ciyaaryahanka ugu xirfada badan horyaalka ingiriiska uu yahay eden hazard oo u dhashey dalka belguim.

7.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in kooxda arsenal aysan wax koob ah ku guuleysan mudo 10 sano ah koobkii ugu dambeeyey oo ay qaadeen uu ahaa fa cupkii 2005 ay ka qaadeen Manchester united.

8.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow in haweenka ay ka dhagar badan yihiin raga.

9.Rumeyso ama ha rumeysan akhristow  in dalka soomaaliya uu dowlad la aan yahay in ku dhow nus qarni.

10.Rumeyso am ha rumeysan akhristow in labada dal ee Africa ee aan waligood la gumeysan ay kala yihiin dalalka Ethiopia iyo Liberia.

waxaa qorey:mowlid c/rashiid

email;saakow143@gmail.com

Ma ogtahay

Tags

,

asc dhamaan akhristayaasheena ku soo dhawaada xubin aad u xiiso badan oo ah ma ogtahay.

i.Ma ogtahay akhristow in gorayadu isheedu ay ka weyn tahay maskaxdeeda.

2.Ma ogtahay akhristow in yaanyuurta ama mukulaasha ay labadeeda dhagod mid waliba ku leedahay 32 murqood.

3.Ma ogtahay akhristow in gerigu uu ku nadiifiyo carabkiisa dhagihiisa.

4.Ma ogtahay akhristow in xarafka looogu isticmaal badan yahay xarfaha ingiriiska uu yahay xarafka”E”

5.Ma ogtahay akhristow in in jumlada ingiriiska ee ah “the quick brown fox jumps over the lazy dog” ee ka kooban tahay dhamaan xarfaha ingiriiska.

6.Ma ogtahay akhristow in bilaha ku bilowdo maalin axad ah in ay 13 bishaas ay tahay maalinimo jimca ah.

7.Ma ogtahay akhristow in cabitaanka coca cola in asalkiisa ay ku jiri jirtey maadada cocaineta .

8.Ma ogtahay akhristow in gobolka jubada dhexe uu ka kooban yahay 4 degmo oo kala ah saakow,bu aale ,jilib, iyo dajuuma.

9.Ma ogtahay akhristow in isticmaalka tufaaxa uu hurdada kaa qaado inka badan coffeega.

10.Ma ogtahay akhristow in qalabka loo isticmaalo cabitaanka biyaha ee loo yaqaano “STRAW” la ogaadey sanadkii 1886.

11.Ma ogtahay akhristow in gobolka Hawaii ee dalka mareykanka uu yahay gobolka kaliya ee beero coffeega.

12.Ma ogtahay akhristow in dalka Iceland uu yahay dalka loogu isticmaal badan yahay cabitaanka coca cola marka loo eego dunida inteeda kale.

13.Ma ogtahay akhristow in coffeega uu yahay midka loogu ganacsi badan yahay adduunka marka laga reebo petrolka.

14.Ma ogtahay akhristow in cuntada aadan dhadhamin Karin ilaa ay taabato candhuuftaada.

15.Ma ogtahay akhristow in 11% dadka dunida ku nool ay yihiin gureyaal.

16.Ma ogtahay akhristow in lafaha ugu yar jirka bibi aadmaka ay ku jiraan dhegaha.

17.Ma ogtahay akhristow in lugta bibi aadmka ay ku jirto 26 lafood.

18.Ma ogtahay akhristow in bill gates uu bilaabey in uu prograamiyo computerada markii uu jirey 13 sano.

19.Ma ogtahay akhristow in Albert Einstein uusan aqooni jirin sida loo wado baabuurta.

20.Ma ogtahay akhristow in maskaxa bini aadamka ay ka kooban tahay 78%biyo.

21.Ma ogtahay akhristow in dalka Switzerland uu yahay dalka loogu cunid badan yahay shukulaatada mase ogtahay in qofkii uu cuno 10 kilo sanadkii.

22.Ma ogtahay akhristow in dalka Australia markii hore loo aqoon jirey”the new Holland”.

23.Ma ogtahay akhristow in wadada ugu dheer dunida ay tahay yonge street ee ku  taalo magaalada Toronto ee dalka Canada dhirirkeeduna yahay 1,896 km(1,1178 miles)

24.Ma ogtahay akhristow in shirkada nokia loogu magic daray meel ku taal koonfurta dalka findland.

25.Ma ogathay akhristow in dalka Jamaica uu maro 120 webi.

26.Ma ogtahay akhristow in dalka sacuudi carabiya uusan laheyn webi.

27.Ma ogtahay akhristow in kalluunka loo yaqaano dolphins uu kaliya ku hurdo hal il.

28.Ma ogtahay akhristow in cirbixiyeenadu aysan si fiican ugu oon Karin hawada sare sababtoo ah malahan gravity sidaa darteed ilinta kuma dareeri karto dhabanadooda.

29.Ma ogathay akhristow in eyga uu maqlo cod aysan bini aadamku maqli Karin.

30.Ma ogtahay akhristow in raha ama rakaha uusan wax liqi Karin indhihiisa oo furan.

taariikhda Daahir Calasow (Daahir Dibile) Akhriso iyadoo faah faahsan xog dhab ah

calasooow

 

 

 

Daahir calasoow wuxuu ku dhashay gobolka galgaduud magalada dhuusamareeb waxaa dhalay gudoomiyihii gobolka galgaduud MAXAMED XASSAN oo ka soo jeeda beesha MAREEXAAN adeerna u ahaa ALLAHA U NAXARIISTEE MAXAMED SIYAAD BARE.

Maxamed xassan waxaa uu qabay Cibaado cali janaf oo aheed bahdiisa weyn ayaa waxay ogaatay in uu guursaday Ninkeeda Maxamed Xassan taasoo ka maseyrtay daahir hooyadiis maxamed xassan oo ahaa aabihii dhalay daahir calasow wuxuu inkiray daahir hooyadiis oo markaas uur laheed, ka dib daahir calasow ayaa dhashay islaantiina waxaa guursaday oday SACAD ah oo la oran jiray cabdulle calasoow oo qaraabo dhow ay ahaayeen habarta dhashay daahir fareey, daahirna waxaa loogu magac daray daahir cabdulle calasoow .

1990 dhamaadkeeda ayaa aabihii dhabta ahaa maxamed xassan si dhab ah wiilkiisa u sheegtay waxaase ku gacan seyrtay daahir hooyadiis ka dib dagaalkii sokeeya ayaa dhacay ka dibna daahir aabihiisa saxda ahaa wuxuu u qaxay buulo-xaawo oo ilaa iminka ku noolyahay

1984 ilaa 1990 daahir calasow wuxuu caseeye ka ahaa hotel shabeele hortiisa ka dibna dagaalkii sokeeye wuxuu ku biiray mooryaantii  GEN. CEYDIID, gacanyarihii ceydiid CABAAS CALI ayaa wuxuu geeyey iskoolkii ugu horeeyey daahir calasoow ee iskool seyraale ahaa MODEREN

1995 ayaaa waxaa abtigiis u qalqaaliyey si u yeesho xirfad macadkii, waxana u daahir waxbarasho ka bilaabay iskoolkii Hodan halkaas oo u ka dhigan jiray SAXAAFADA inkastoo waxbarashada ku adkeed isagoon dhameysan ayuu safar ku tagay tuulada BANDIIRADLEEY

Mudo u halkaas joogay kadib waxa u dib moqdisho ugu soo labtay markii la dilay Gen. Caydiid markaas oo u dib ugu soo noqday magaalada, halkaas oo u ka shaqo bilaabay wargeyskii AYAAMAHA PRESS ee muqdisho isagoo ku qori jiray xayeysiis ahaa in beesha Habar-gidir ay si fiican isagu fidiso Afgooye ilaa kismaayo taasoo beeshiisa markii danbe u suuragashay

Daahir markuu xamar ka bilowday dagaalkii u dhaxeeyey ururkii maxaakimiinta iyo ururkii ashahaado la dirirka ayuu wuxuu ka qoray maqaalo badan oo dacaayad ah ururkii maxaakimiinta ka dibna waxa u kala kulmay hanjabaado dil ururkii maxaakimta oo u beenta ka qori jiray

Hanjabado dil kadib waxa u Daahir calaasow u baxsaday dhanka casuumada somaliland ee Hargiesa halkaas oo u muddo yar u joogay, warar ayaa sheegaya in daahir calasoow inta u joogay hargiesa u qortay laanta Sirdoonka Ee Somaliland, islaa waqtiga daahir waxa u aday dhanka dalka Kenya gaar ahan magaalada Nairobi waxana u islaa markii u tagay dalka kenya bilabay olole ah inu safaaradaha dalalka reer yurub ku wareego isaga oo mid walba hordhigay waraaqo u leyahay waxa i daba jooga argagaxiso waxayna dooni inay ii dilan , hadaba beentiisi waxa aqbashay dowlada Holland oo tixgelin siisay dacwadahii u hordhigay oo aha waxa i dilaya ururka maxakiimta islaamiga ah

Daahir iyo imaatinkiisa holland markiiba wuxuu guursaday FAADUMO XAAJI MAYOW (Faduumo Xuux) oo ah gabar ka ganacsata QAADKA magalada Utrech ee holland

Faadumo waa gabar had iyo jeer jecel in ay sameyso xafladaha ay isagu yimaadaan dhalinyarada somaliyeed, waxaa intaad u dheer faadumo in ay casuunto fanaaniinta somaliyeed iyadoo casuumado u dirto ka dibna ay ”Show” u dhigaan taasoo xoogaa qiidmo ah ka qadato faadumo Xuux, intuusan daahir calasow guursan Faduumo xaaji mayow (Faduumo Xuun) waxa qabi jiray fanaanka somaliyeed ee caanka ah CUMAR SHOOLLI, oo isagu iska furay wax yar ka hor intaa usan guursan daahir calasoow

Daahir iyo faadumo xuux intey isla noolyaayeen waxaa soo kala dhexgalay khilaaf weyn daahir wuxuu go’aansaday in kenya uu ku noqdo, madama faaduumo dhibaato weyn iyo khilaaf ku dhex yimid isaga iyo iyada, muddo u joogay magaalada nayroobi kadib faduumo xuux waxay mar kale u sheegtay inay raaligelin siin doonto isla markana dib u ugu soo laban karo dalka holland waxana nagu maqaal ah inu hada u ambabaxay halkaas oo u ka degay magaalada aay ku nooshahay habar faduumo xuux oo caan ka ah holland waana qofta keenta qaadka iyo khamriga halkaas oo dhalinta somaliyeed ku daroogeysa

 

MAXA KALA QABSADAY DAAHIR IYO DONT WORRY

wiil-cabdirashiid

Nin lagu magcaabo Dont Worry oo ka soo jeeda beesha sacad ee habargidir degaana magaalada Rotterdam ee dalka holland kuna leh meel meherad ah ayaa ii sheegay in xiligii u daahir calasoow joogay dalka holland u ku walay shaxad ama lacag weydiisad badan, ninkaas oo u ku baran jiray waxan isla nahay SHANTA ILMO DAHABO TOOLMOON, hadaba Dont worry oo aan isku aragnay Rotterdam ayaa ii sheegay inu daahir calasoow yahay nin u illaah ka magan galay ”Walahay torobo shaxad waligay ma araag ninkaas oo kale nafta ayuu igaga jaray jeex qaada ii qaad maalin walba, aniga ilmo ayaan korsada meeshan waxba ma hesto isagana waxa u dooni inu kugu dulshaxo waa reer xamarkii asalka aha walahay waxan ku iri wadayow ilaa dhaaf mashaqadan joogtada ah iyo shaxadkan, sidaa ayuuna igu dhaafay akhirkii dambe”

FIIRO GAAR AH – Waxa jira dad badan oo aan aqoon u laheyn shanta ilmo dahabo toolmoon hadaba aan idiin sheego waa :- SACAD, SALEEBAAN, CEYR, SARUUR IYO ADEERKOOD OO AH DUDUBLE

GUNAANUD

Hadaba daahir calasoow wuxuu soo maray nolol kala duwan taasoo aheed nolol raf iyo silic badan, daahir dadka yaqana waxay ku tilmaaman nin jecel lacagta baada ah ee dadka masakiinta ah u ka qato waana tan u ku soo caanbaxay

Waxa la xasuusta been abuurka iyo dacayada shirkadaha xawaaladaha uu ka qori jiray daahir calasow isaga oo ka doonaya lacago baad ah oo usan shaqeysan, sidoo kale daahir calasoow ayaa maqaalo been abuur ah ka qori jiray odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta somaliyeed iyo qof walba oo u ka doonayo lacag xaraan ah inu ka qaato,

Daahir waxaa intaas u sii dheer in uu yahay qof aan diinta islaamka aan ku fiicneyn taasoo aqristow aad ka daalacan kartaan dhibka uu ku hayo culumada somaliyeed, daahir wuxuu ku caanbaxay isku dirka ummada somaliyeed isagoo buunbuuniya hadba meeshuu wax ka doonayo, waxadna ku garan karta dadkii u shalay laha waa argagaxiso oo moqdisho ayaan uga cararay ayuu maanta amaan dusha uga turaya, sidoo kale ururka Ahlusunna waljameeca uma u taageero diin jecel ee waxa u taageero buuxda ugu siiya sii u uga heelo xooga af gududsii ah

Degmada Saakow oo ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe iyo qoraal kooban.

Degmada Saakow waxay kamid tahay degmooyinka Gobolka J/Dhexe koonfurta dalka Soomaaliya, waxay deris la tahay:-

Waqooyi waxaa ka xiga …….Baardheere
Koonfur waxaa ka xiga……….Bu`aale
Bari waxaa ka xiga ……….Diinsoor
Galbeed waxaa ka xiga………Wajeer-boor “Kenya”

Joqraafiga degmada Saakow: Saakow waxay ku taalaa Dhanka Koonfureed ee dalka Soomaaliya waxayna ku taal dhanka bari ee Webiga Jubba, waxay ku taalaa dhul carro guduud ah waxaana mara togag biyaha ku shuba Webiga Jubba cilimada waxay la wagaagtaa middda Bu`aale oo ay isku jiraan 55KM.

Tirada dadka ku dhaqan degmada Saakow waxaa lagu qiyaasaa illaa 100.000 qof, waxaana hoos yimaada in ka badan 90 tuulo oo waaweyn iyo yaryarba isugu jira waxaana ka mid ah:-

Saakow-yareey, Arbaay, Gurmayso, birbiriso, buulo batuulo, neefsooy, Qaboobe, Kobban, Weel-Kobban, Laweyti-bari, Buulo-Qansax, Dag-gomor, Baarka Muumin Dhoorow, Hilo Adhi, Garas-Uusle, Gurbaan, Baladhoose, Buulo Cadeey, Kotey, Towsi, Gomoreey, Galgal-oonle, Fiinkaaweeray.

Xasan-Koorey, Qayd Cajuuso, bagadeey, Gaduudeey, Goomir, banada”Jawaareey”, furso yareey iyo furso weyn, asharowliisaan, asharoow walmage, aliyow-keerow, aliyow arbo,.

Nus-duniya, Qataa-qori, reebaay, kunlamaal, kaharoow, kurusoow, buulo qansax, buulo-Daarood, basra, kuraawe, warguduudo, awjeelow.

Maamulka degmada Saakow ayaa ah Cabdow Duubaay halka uu Guddoomiye xigeen ka yahay C/Qaadir Guudle.

Odayaasha deegfaankaas ayaa waxaa kamid ah Sheekh maxamed Cabdi Salaam, Sheekh Xuseen Colow, Cali Shuuriye “Cali waasow”, Aaden Garoore, Duq Laabane, Nuunow huud dhaqane, Aadan asaraar, malaaq mursal, malaaq Geedow mad balash, A/nuur Abdiyow, mad keerow, maxamed Isaaq, Ibraahim Macalin, C/laahi muxumed.

Degmadan waa beeraley waxayna ka mid tahay degmooyinka sida aadka ah ugu fiican waxsoosaarka waxaa ka baxa noocyada dalaga ee kala duwan sida:

Galey, Moordi, Sinsin, Digir, babaay, yaanyo, cambaha, liinta, basasha, iyo noocyo kale oo khudaarta ka mid ah.

Q:- Cabdi Ibraahim Magan
Cirjiir@hotmail.com

Waa kuma daahir calasow?

 

 

 

Daahir calasoow muu dhalin calasow ee waxaa dhalay nin kale oo hooyadii ku diiday uurka wuxuu ku dhashay gobolka galgaduud magalada dhuusamareeb MAXAMED XASSAN oo ka soo jeeda beesha MAREEXAAN oo gudoomiye markaa ka ahaa gobolka gal guduud adeerna u ahaa MAXAMED SIYAAD BARE. ayaa dhalay balse maxaa dhacay?

 

 

 

Maxamed xassan waxaa uu qabay Cibaado cali janaf oo aheed bahdiisa weyn ayaa waxay ogaatay in uu guursaday Ninkeeda Maxamed Xassan taasoo ka maseyrtay daahir hooyadiis maxamed xassan oo ahaa aabihii dhalay daahir calasow wuxuu inkiray daahir hooyadiis oo markaas uur laheed, ka dib daahir calasow ayaa dhashay islaantiina waxaa guursaday oday SACAD ah oo la oran jiray cabdulle calasoow oo qaraabo dhow ay ahaayeen habarta dhashay daahir fareey, daahirna waxaa loogu magac daray daahir cabdulle calasoow .

 

 

 

1990 dhamaadkeeda ayaa aabihii dhabta ahaa maxamed xassan si dhab ah wiilkiisa u sheegtay waxaase ku gacan seyrtay daahir hooyadiis ka dib dagaalkii sokeeya ayaa dhacay ka dibna daahir aabihiisa saxda ahaa wuxuu u qaxay buulo-xaawo oo ilaa iminka ku noolyahay

 

 

 

1984 ilaa 1990 daahir calasow wuxuu caseeye ka ahaa hotel shabeele hortiisa ka dibna dagaalkii sokeeye wuxuu ku biiray mooryaantii GEN. CAYDIID, gacanyarihii ceydiid CABAAS CALI ayaa wuxuu geeyey iskoolkii ugu horeeyey daahir calasoow ee iskool seyraale ahaa MODERN waaana meesha u ku bilaabay camalkan xun ee hada soo shaac baxay

 

 

 

1995 ayaaa waxaa abtigiis u qalqaaliyey si u yeesho xirfad macadkii, waxana u daahir waxbarasho ka bilaabay iskoolkii Hodan halkaas oo u ka dhigan jiray uulada isagoo weyn inkastoo waxbarashada ku adkeed isagoon dhameysan ayuu safar ku tagay tuulada BANDIIRADLEEY

 

 

 

Mudaduu halkaas joogay kadib waxa u dib moqdisho ugu soo labtay markii la dilay Gen. Caydiid markaas oo u dib ugu soo noqday magaalada, halkaas oo u ka shaqo bilaabay Hoteel lagu kariyo garowga amase Masagada qofba sida uu u yaqaano.

 

 

 

Daahir markuu xamar ka bilowday dagaalkii u dhaxeeyey ururkii maxaakimta iyo ururkii ashahaado la dirirka ayaa waxa loo qaatay inuu ciidanka cuntada u kariyo maadaama oo uu cook ahaa waana meelaha loo badinayo inuu ka bilaabay camalkan xun ee uu ku sifoobay. Maadaama oo askartu u taqaanay naaneys ah XAASKA QARANKA.

 

 

 

Shaki laga qaaday waxa lagu soo eedeeyey isla camalkan taas oo maxaakimta ka ahayd qoor goyn amase dil , Hanjabado dil kadib waxa u Daahir calaasow u baxsaday dhanka caasimada jamhuuriyadda somaliland ee Hargiesa halkaas oo u muddo yar joogay, warar ayaa sheegaya in daahir calasoow inta u joogay hargiesa uu u qortay laanta Sirdoonka Ee Somaliland magan gelyo ,balse waxa uu daahir hargeisa ka cararay markuu ka waayey cid camalkiisa anshax xumada ah la taqaan ee uu habeen seexan waayey sida uu markii dambe ku sheegay wareysi uu siiyey laanta socdaalka Holland markii uu waydiistey magangelyo qaxoontinimo safaaradooda Nirobe.

 

 

 

islaa waqtiga daahir waxa u aday dhanka dalka Kenya gaar ahan magaalada Nairobi waxana u islaa markii u tagay dalka kenya bilabay olole ah inu safaaradaha dalalka reer yurub ku wareego isaga oo mid walba hordhigay waraaqo u leyahay waxa i daba jooga argagaxiso waxayna dooni inay ii dilan , waayo waxaan ahay dadka laga roona ah ama GAY. hadaba dacwadasi waxa aqbashay dowlada Holland oo tixgelin siisay madama u yahay nin reer qoomul luud ah oo naftiisu halis ku jirto dacwadahii u hordhigay oo aha waxa i dilaya ururka maxakiimta islaamiga ah iguna ogaaday in aan ahay GAY. ama laga roone aabena ma lihi rasmi ah

 

 

 

Daahir iyo imaatinkiisa holland markiiba wuxuu guursaday FAADUMO XAAJI MAYOW (Faduumo Xuux) oo ah gabar ka ganacsata QAADKA magalada Utrech ee Holland ahna maamo weyn bal se waxay ogaatay in daahir laftiisa la naagaysto markasta .

 

 

 

Faadumo waa gabar had iyo jeer jecel in ay sameyso xafladaha ay isagu yimaadaan dhalinyarada somaliyeed, waxaa intaad u dheer faadumo in ay casuunto fanaaniinta somaliyeed iyadoo casuumado u dirto ka dibna ay ”Show” u dhigaan taasoo xoogaa qiidmo ah ka qadato faadumo Xuux, intuusan daahir calasow guursan Faduumo xaaji mayow (Faduumo Xuux) waxa qabi jiray fanaanka somaliyeed ee caanka ah CUMAR SHOOLLI, oo isagu iska furay wax yar ka hor intaa usan guursan daahir calasoow.

 

 

 

Daahir iyo faadumo xuux intey isla noolyaayeen waxaa soo kala dhexgalay khilaaf weyn daahir wuxuu go’aansaday in kenya uu ku noqdo, madama faaduumo dhibaato weyn iyo khilaaf ku dhex yimid isaga iyo iyada, muddo u joogay magaalada nayroobi kadib faduumo xuux waxay mar kale u sheegtay in ay soo ogaatay nin qabay isaga oo ah ninkeeda daahir. taaso yaab ku noqotay markay dadkii u sheegtay balse dadku ay kula taliyeen in ay ka dheeratoo maadaama uu yahay naag kale oo waliba ka liidta taasoo ay iska furtay isna uu ku soo laabtay holand iyo shaqadiisi xumayd ee qomul luudnimada ee hada noqotay shaac baxa .

 

 

 

Somalidu waxay ku maah maahda haduu dur dur iyo dabal galo dofaar abidkii ma daahiro daahir calsaw markuu xamar joogay Waxaa lagu xaman jiray inuu yahay laga roone taaso marar badan maxaakiimti islaamiga ahaa ku eedeyeen in wax lagu sheego ,bal Se cadayn loo waayey iyadoo u markii danbe u soo baxsaday dalka holand markii uu ka baqay in madaxa laga jaro oo lagu ogaado Camalka qoomal luudka ah ee u waday waxna u magan gelayo waydiistay dalka holand oo markaa islahaa iyada ogol camalkiisa

 

 

 

Isagoo isku dayi jiray inuu qarsado waxaa uu ku gudo jiray kana dhuuman jiray somalida cadaan kana la saaxiib ahaa kuna doodi Jiray inay soomalidu dilayso ayaa uGu danbaystii ay soo wajahday fashiladan weyn ee ah inuu yahay xaas nin gaal ah u qabo ama u Ku jiro waxa loo yaqaan homosexual ee ay ku bahobaan raga ah Gayga iyo dumarka lesbianka ah si kasta ha ahaate waxaan muran ka Taagnayn in nin kan yahay nin nolosha caadiga ah ka dhacay, lana soo baxay camalo Diinta, dhaqanka iyo raganimda meel ka dhac ku ah. waana mid ka yaabisay kana cadhoodeen dhammaan dadka somalida ah iyo guud ahaan islaamkuba

 

 

 

Taas oo dadka yaqaan hal ku dhig uga dhigeen Haday sarantoo soodhe keente ilaa 77 daahir waa waday.