asc dhamaan akhristayaasheena ku soo dhawaada xubin aad u xiiso badan oo ah ma ogtahay.
i.Ma ogtahay akhristow in gorayadu isheedu ay ka weyn tahay maskaxdeeda.
2.Ma ogtahay akhristow in yaanyuurta ama mukulaasha ay labadeeda dhagod mid waliba ku leedahay 32 murqood.
3.Ma ogtahay akhristow in gerigu uu ku nadiifiyo carabkiisa dhagihiisa.
4.Ma ogtahay akhristow in xarafka looogu isticmaal badan yahay xarfaha ingiriiska uu yahay xarafka”E”
5.Ma ogtahay akhristow in in jumlada ingiriiska ee ah “the quick brown fox jumps over the lazy dog” ee ka kooban tahay dhamaan xarfaha ingiriiska.
6.Ma ogtahay akhristow in bilaha ku bilowdo maalin axad ah in ay 13 bishaas ay tahay maalinimo jimca ah.
7.Ma ogtahay akhristow in cabitaanka coca cola in asalkiisa ay ku jiri jirtey maadada cocaineta .
8.Ma ogtahay akhristow in gobolka jubada dhexe uu ka kooban yahay 4 degmo oo kala ah saakow,bu aale ,jilib, iyo dajuuma.
9.Ma ogtahay akhristow in isticmaalka tufaaxa uu hurdada kaa qaado inka badan coffeega.
10.Ma ogtahay akhristow in qalabka loo isticmaalo cabitaanka biyaha ee loo yaqaano “STRAW” la ogaadey sanadkii 1886.
11.Ma ogtahay akhristow in gobolka Hawaii ee dalka mareykanka uu yahay gobolka kaliya ee beero coffeega.
12.Ma ogtahay akhristow in dalka Iceland uu yahay dalka loogu isticmaal badan yahay cabitaanka coca cola marka loo eego dunida inteeda kale.
13.Ma ogtahay akhristow in coffeega uu yahay midka loogu ganacsi badan yahay adduunka marka laga reebo petrolka.
14.Ma ogtahay akhristow in cuntada aadan dhadhamin Karin ilaa ay taabato candhuuftaada.
15.Ma ogtahay akhristow in 11% dadka dunida ku nool ay yihiin gureyaal.
16.Ma ogtahay akhristow in lafaha ugu yar jirka bibi aadmaka ay ku jiraan dhegaha.
17.Ma ogtahay akhristow in lugta bibi aadmka ay ku jirto 26 lafood.
18.Ma ogtahay akhristow in bill gates uu bilaabey in uu prograamiyo computerada markii uu jirey 13 sano.
19.Ma ogtahay akhristow in Albert Einstein uusan aqooni jirin sida loo wado baabuurta.
20.Ma ogtahay akhristow in maskaxa bini aadamka ay ka kooban tahay 78%biyo.
21.Ma ogtahay akhristow in dalka Switzerland uu yahay dalka loogu cunid badan yahay shukulaatada mase ogtahay in qofkii uu cuno 10 kilo sanadkii.
22.Ma ogtahay akhristow in dalka Australia markii hore loo aqoon jirey”the new Holland”.
23.Ma ogtahay akhristow in wadada ugu dheer dunida ay tahay yonge street ee ku taalo magaalada Toronto ee dalka Canada dhirirkeeduna yahay 1,896 km(1,1178 miles)
24.Ma ogtahay akhristow in shirkada nokia loogu magic daray meel ku taal koonfurta dalka findland.
25.Ma ogathay akhristow in dalka Jamaica uu maro 120 webi.
26.Ma ogtahay akhristow in dalka sacuudi carabiya uusan laheyn webi.
27.Ma ogtahay akhristow in kalluunka loo yaqaano dolphins uu kaliya ku hurdo hal il.
28.Ma ogtahay akhristow in cirbixiyeenadu aysan si fiican ugu oon Karin hawada sare sababtoo ah malahan gravity sidaa darteed ilinta kuma dareeri karto dhabanadooda.
29.Ma ogathay akhristow in eyga uu maqlo cod aysan bini aadamku maqli Karin.
30.Ma ogtahay akhristow in raha ama rakaha uusan wax liqi Karin indhihiisa oo furan.